Uduceey Somalia

Pray For Peace For Somalia

OUR MESSAGE

Pray for peace for Somalia dear brothers and sisters - the days of Arafa and Eid-ul-Adha are approaching. Some of you will be in Mecca to perform Hajj. Some of you will be gathering together to pray and celebrate Eid. Let us make these occasions a time to repent and ask Allah’s forgiveness. Let us take advantage of these holy days that Allah has given us to pray for peace and prosperity in our country, Somalia.

وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ ۚ إِنَّ الَّذِينَ يَسْتَكْبِرُونَ عَنْ عِبَادَتِي سَيَدْخُلُونَ جَهَنَّمَ دَاخِرِينَ

"And your Rabb says: "Call on Me, I will answer your prayers. Surely those who are too arrogant to worship Me shall soon enter hell in humiliation." (40:60)"

Uduceey Somalia

Pray For Peace For Somalia

FARIIN

Walaalayaal rag iyo haweenba – maalmihii barakeysnaa ee Dul Haj oo ay ku jireen maalmihii qiimaha badnaa ee Arafa iyo Ciidul Adxa ayaan ku jirnaa. Qaarkiin waxay joogaan Mecca si ay u gutaan waajibaadka xajka. Qaarka kalena waxay isugu imaan doonaan, Insha Allah, dukashada iyo dabaal degga maalinta ciida ah. Aan gacmaha isqabsano maalintaas, u noqonno una towbad keeno, cafisna aan weydiisanno Ilaahey si dhibaatada uu inooga dulqaado. Aan ka faa’iideysanno maalmahan barakeysan uu Ilaah nagu galadeystay in aan u duceysano in dalkeena Soomaaliya nabad, iyo barwaaqo ay ka dhacdo.